Dil ka dhacay duleedka Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey

Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa lagu dilay duleedka Magaalada Muqdisho. Dilkan ayaa ka dhacay degaanka Macaani ee duleedka Magaalada Muqdisho ka dib markii askariga ay weerar ku qaadeen dabley hubeysan oo markii ay dileen baxsaday. Goob joogayaal ayaa sheegaya in dableyda ay horey u sii qaateen qorigii uu watay askariga ka hor inta aysan … Continue reading Dil ka dhacay duleedka Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey